Ciidamo katirsan Milatariga oo Mushaar la’aan uga soo baxay Fariisimo hor leh

Waxaa wali taagan cabashada ka imaaneysa ciidamo katirsan Milatariga Soomaaliya ee kusugan gobolada Shabeelaha Dhaxe iyo Shabeelaha Hoose, kuwaa oo sheegay in mudo afar bil ah aysan qaadan wax mushaar ah. Ciidamo katirsan Milatariga Soomaaliya ayaa lagu soo waramayaa in ay kasoo baxeen fariisimo ay kaga sugnaayeen deegaano katirsan gobolka Shabeelaha Dhaxe, waxa ayna ciidankan … Continue reading Ciidamo katirsan Milatariga oo Mushaar la’aan uga soo baxay Fariisimo hor leh